qofkii aan aqoonin Hamza tzortzis waa wadaad u dhashay dalka gariigga oo muslim ah inta badana ka mid ah dadka ka shaqeeya dacwada wadddanka ingiriiska. wuxuu yiri:- 1. “islaamku waa muraayadaha (ookiyaalaha) aan u gashano si aan u aragno caalamka oo dhan” 2. “hadalkeyga hoosta ka xariiq, haddii islaamku wax qabanayo boqolka sano ee soo socota waxa uu adduunka ka badbaadin doonaa burbur dhaqaale”
3. “ra’simaaliyadu waa cudur” 4. “qabyaaladdu waa burbur” 5. “waxa eey eheed in aan dagaal ku qaadno ra’sumaaliyada maxaa yeelay waxa eey dishaa dad ka badan dadka argagixisanimadu disho” 6.”xasuuso in aan hal ummad nahay” 7.”ribadu waxa ay caqabad ku tahay qeybinta dhaqaalaha” 8.”sinadii ayaan fudeyd ka dhignay, guurkiina waan adkeynay” 9.”nabi muxamed (SCWS) in aad diido waxa eey la mid tahay adiga oo hooyadaa inkiray maxaa yeelay ma cadey kartid in hooyadaa eey ku dhashay” 10.”calaa ayi xaal, dadka u dhinta qaniinyada eeyaha ayaa ka badan dadka eey argagixisadu disho. haddii eey doonayaan in eey daacad ka noqdaan istiratijiyadooda waa in eey dagaal caalami ah ku qaadaan eeyaha” 11. “saxaabada markii aad sii aqriso ama aad sii maqasho waad jeclaaneysaa, lakin fanaaniintta markii aad sii aqrisaba waad sii nacbaaneysaa” like and share