April 19, 2026

Ma ahan wax in la sheego eey haboontaha  lakin wadanka Denmark oo ah wadan yar  oo kuyaala yurub kana mid ah wadamada loo yaqaano Scandinavian-ka ayaa cod uu qaaday baarlamaankiisu ku mamnuucay in loo galmoodo xayawaanka taas oo waagii hore caadi ka ahaanjirtey wadankaas.

Baarlamaanka ayaa ugu codeeyey 91 in la mamnuuco iyo 75 in aan la mamnuucin taas oo cadeyneysa in eey weli  badanyihiin dadka weli raba in xayawaanka wax laga raadsho.

Wadankaan ayaa sida la sheegay ahaa meel dalxiis loo soo aado dalxiiska si xayawaanka loogu faraxumeeyo

Waxaa xusid mudan in wadanka Denmark uu ka midyahay wadamada yurub ee muslimiintu kusii badanayaan sidaas darteedna cabsi eey ka qabaan muslimiinta awgeed ka fidiya dacaayado iyo dagaal xaga saxaafada ah ayagoo lagu xasuusto in eey dhaliyeen fitno kadib markii eey sawireen wax eey ku sheegeen nabiga calayhi salaayu wasalaam eeyn caayeen taas oo keentay mudaaharaadyo caalamka islaamka sanadkii 2007.

Waxaa layaab ah in dadka yurub oo intabadan sheegta dad bini aadamka ka weyn aadna u ilbaxay in eey waxyaabahaas ku dhaqmaan ayadoo eey jiraan wadamo ilaa iyo hada eey sharci ka tahay in xayawaanka la farxumeeyo sida wadamada Finland iyo Romaia.

Islaamk wuxuu mamnuucay in xayawaanka la faraxumeeyo 1400 sano ka hor lakin yurub weli ma eysan garan  arintaas inqalad eey tahay.

Hadaba ii sheeg yaa ilbax ah islamka iyo yurub?

Leave a Reply