Uncategorized WARBAAHINTA REER GALBEEDKA:ISIS WAXAY GABDHAHA KUSOO JIIDATAA SHUKULAATO admin February 21, 2015 dacaayad tii ugu raqiisaneed ayaa waxaa qoray wargeysyada iyo website-yada reer galbeedka, taas oo eey sheegteen in ciidamada dawlada islaamiga eey gabdhaha kusoo jiitaan shukulaato iyo yaanyuuro sawiradood.warkaan ayaa ugu horeyn kasoo ifbaxay dood eey qabatay tv-ga CNN oo looga hadlaayey sababta gabdhaha ka yimid yurub iyo mareykanka oo la sheego ineey yihiin gabdho la xureeye eey wadamadaas inta uga soo dhuuntaan eey ugu soo qulqulayaan meelaha ey ka taliso isis. Kadibna weriyihii ayaa qiyaastay oo sheegtay sababtu iney tahay ayada oo ciidamada dawlada islaamiga eey gabdhaha kusoo jiitaan sawiro shukulaato iyo yaanyuur eeyna soo dhigaan inernetka si eey gabdhaha uga dhaadhiciyaan in eey ku noolyihiin nolol caadi ah oo aan dagaal jirin.Arintaan oo intabadan eey qoreen warbaahinta ayaa noqotay wax lagu qoslo ayadoo dadka istcmaala twitter-ka iyo baraha internetka eey ka dhiggeen wax lagu maadsado.warbaaxinta reer galbeed oo ku caan baxay iney alifaan dacaayado ka dhan ah islaamka iyo muslimiinta ayanan eheeyn markii ugu horeysey eey ka qoraan isis arimo layaab leh ayadoo la ogyahay in aan hal weriye oo u shaqeeya uusan joogin meelaha eey ka taliso isis, ayagoo wararka kasoo xigta dadka lidka ku ah isis sida dowlada ciraaq, mareykanka, kurdiyiinta, iyo ururo yuhuud ah sida site iyo memri.arimaha layaabkaleh ee eey qoreen isbuucyadii lasoo dhaafay waxaa ka mid ah.1.isis waxey ka ganacsataa xubnaha jirka dadka.2. isis xaasaskooda wey garaacaan waxeyna u geystaan tacadiyo xaga galmada ah.2. isis ciidamadooda wey laayaan umana ogola iney wadamadooda usoo noqdaan.3. Isis addoomadooda waxy u isticmaalaan kaniiyaal loo isticmaalo xaga galmada.4.isis 6000 ayaa laga diley kurdiyiintana 300.5. isis oo dhaqaatiir laayey kadib markey diideen iney daaweeyaan ciidamadooda.^6.isis meydadkooda wax duuga wey la yhiiin isbitaaladiina wey soo tuuryeeyeen markaas ayey jidadka iska daadsan yihiin.Ayadoo dacaayadahaas iyo kuwa la mid ah jiraan hadana su,aashii weli wey taagantahay oo eheed waa maxay sababta ku kaliftay gabdha reer yurub iyo mareykanka oo lasheegay in eey yihiin gabdho la xureeyey xuquuqdoodina loo dooday in eey kasoo cararaan iskuulada colege-yada iyo shaqooyin heersare ah kadibna eey soo degaan meelaha eey ka taliso dawlada islaamiga? Continue Reading Previous Previous post: ma ogtahay (1)Next Next post: Patrick Lumumba: Amanda waxay xur u tahay in ey mareykan tahay lacagna leedahay Leave a Reply Cancel replyYou must be logged in to post a comment. Related News HESHIISKA QARNIGA EE TRUMP February 1, 2020 Turkistaanta bari, muslimiinta wiigoor (ama iigoor) iyo xadgudubyada dowladda shiinaha January 13, 2019